Yeeg-bibiish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kale-na shan dhibcood. ld banji-biyeeg, biish-biyeeg, yeeg-bibanji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bibiish

yeeg-bibanji | banji-biyeeg | biish-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg