Banki

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/bunuug, m.dh)

Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banki

bangi | bunuug | deymbixin | jeeg | lacag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg