Jeeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto. 2. Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.

Jeegal*

Taleefan ama moobeel.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Waa agab ama qalab loo adeegsado wada hadalka sida cod ama dhambaal iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeg

kaahin-dulmadow | qaansarroobaad | taaloog | taaloog | baaldi | caashacarrabdheer | isgoyska dareenwadaha aragtida | jeegaan | jeegaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg