bannaan-fatah
(m.l)

(jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bannaan-fatah

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg