bannaanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)1. Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban. 2. Wax xalaal ah noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bannaanow ↴
bannaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg bannaanow. ld bannaan.
madaxbannaanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
1. Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho. 2. Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg