baqti-afuuf
(m.l)

1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti-afuuf¹.

baqti-afuuf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqti-afuuf

bakhti-afuuf [m.l]
ld baqti-afuuf¹.

bakhti-afuuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld baqti-afuuf².

bakhti-afuufid [m.dh]
ld baqti-afuufid.

baqti-afuufid [m.dh]
eeg baqti-afuuf². ld bakhti-afuufid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg