Baqtiggowrac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.

Baqtiggowrac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -rici)

Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtiggowrac

bakhtiggowrac | bakhtiggowrac | bakhtiggowracid | baqtiggowracid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg