Baraako
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Guri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld baraakad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraako ↴
baraakad | daash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg