baraarugsanaan
(m.f.dh)eeg baraarugsan. ld baraarugsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baraarugsanaan ↴
baraarugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baraarugsanaan.
shataar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.
shataarad [m.dh]
1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg