Barabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) 1. (dareere) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. 2. (Socod) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.
Barabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld barabbixid.
Barabbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Barada lagu koray ka bixid; barakac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barabbax ↴
barabbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg