Barakac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld barakicid.
Barakac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)Colaad, faqrinnimo iwm awgeed meel uga guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barakac ↴
barabbax | barakicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg