barakaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax barako leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barakaysan

barakaysnaan [m.f.dh]
eeg barakaysan. ld barakaysnaansho.

khaaddin [m.l] (-immo, m.dh)
1. Nin meel barakaysan sida masaajid iwm. ka adeega oo barako doon ah. 2. Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.

xaran [m.l]
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg