Baran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax weel ku jira, bar noqosho.
Baran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax weel ku jira, bar ahaansho.
baranki*
khiyaano la doonayo in lagu maaweeliyo oo inta badan qof lagu sameeyo. lamid Barank.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baran ↴
nabar-kul | tababbaran | aqoondarnaan | aqoonla'aan | barambaro | barandi | barannimo | baranugul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg