bararan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bararan ↴
bararnaan [m.f.dh]
eeg bararan. ld bararnaansho.
gaaroodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg