Gaaroodi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.

Gaaroodi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaroodi

gaaroodin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg