Barashada badweynada
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Dersidda badweynada oo ay ka mid tahay dabeecadda biyaha oo la barto dhaqaaqooda, heerkulkooda, guntooda, meesha ay ku jiifto, dhirta iyo xayawaanka, iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barashada badweynada ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg