barbaarid
(m.f.dh)

eeg barbaar³. ld barbaaris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barbaarid ↴

rabbaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.

barbaaris [m.dh]
ld barbaarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg