Rabbaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.
Rabbaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya-waan rabbaayad ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rabbaysan ↴
rabbaysmid | rabbaysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg