Barbardhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey. 2. ld barbardhicid.

Barbardhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbardhac ↴

barbardhicid | barbarradhac | barbarro | barbartan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg