barbartan
(m.l)ld barbardhac¹.
barbartan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barbartan ↴
barbardhac [m.l]
1. ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey. 2. ld barbardhicid.
barbartamid [m.f.dh]
eeg barbartan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg