Barbarree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)1. Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid. 2. Cid tartan kula sinmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbarree ↴
barbarrayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg