Bareer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas. 2. ld bareerid. ld bareero.

Bareer

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid. 2. Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bareer

jaaxid | bareerid | bareero | biime | biimee | cisyaan | daandaanso | gaboodfal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg