Gaboodfal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.
Gaboodfal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaboodfal ↴
gaboodfalid | gardarro | julul | xil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg