Bariidi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid, subax bariido ugu tegid. 2. Cid, salaan ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bariidi

nabdaaddi | bariidin | bariidis | bariido |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg