Bariido

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Casho baartay oo maalintii xigtay gaartay. 2. Salaanta kolka waagu beryo. 3. Hanti laga bixiyo gabar guur laga doonayo oo la siiyo soddohda. 4. ld bariidin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bariido

nabdaado | bariidi | bariidin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg