bariisiin
(m.f.dh)ld bariin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bariisiin ↴
waabariisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariisii. ld waabberiisiin. waabberiisiin, waabariisii
bariin [m.f.dh]
eeg barii. ld bariisiin.
hoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin. 2. Xoolo, dad iwm hoy gelin. 3. Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg