barkag
(m.l)ld bardad¹.
barkag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gday)ld bardad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barkag ↴
bardad [m.l]
Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).
bardad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².
bardadid [m.f.dh]
eeg bardad². ld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.
bardadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
barkagid [m.dh]
ld bardadid.
barkagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld bardadsan.
barkagsanaan [m.dh]
ld bardadsanaan.
barkagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bardadsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg