barkhad
(m.dh)Kheyr badan oo Eebbe laga helo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barkhad ↴
barkhadayn [m.f.dh]
eeg barkhadee.
barkhadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid barkhad siin (Eebbe).
barkhadle [m.l]
Qasiido haweenka u gaar ah oo la tiriyo munaasabadaha aroosyada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg