barkinwaraabe
(m.l)

Nooc jaadadka likaha ka mid ah oo la cuno. ld barshinwaraabe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barkinwaraabe

barshinwaraabe [m.l]
ld barkinwaraabe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg