barshinwaraabe
(m.l)

ld barkinwaraabe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barshinwaraabe

barkinwaraabe [m.l]
Nooc jaadadka likaha ka mid ah oo la cuno. ld barshinwaraabe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg