barni
(m.dh)

Nooc ka mid ah jaadadka timirta, midab bunni ah leh oo faradda u eg kase waaweyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barni

gabarnimo [m.dh]
Gabar ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg