Barqammaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.

Barqammaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Waqti barqo ah, xoolo lisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqammaal

barqammaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg