barqammaalid
(m.f.dh)

eeg barqammaal². ld barqammaal¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barqammaalid

barqammaal [m.l]
1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg