Barraah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a.
Barraah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barraah ↴
barraahid | barraahsad | barraahsasho | barraahsi | barraahso | barraaqsad | barraaqsasho | barraaqsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg