barso
(m.dh)ld bersed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barso ↴
bersed [m.dh] (-do, m.l)
Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.
dambarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Neef dhalay dambar ka maalid.
khabarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Khabar raadsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg