bartiyaqaan
(m.l) (-nno, m.dh)

Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bartiyaqaan

bartiyaqaannimo [m.dh]
Bartiyaqaan ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg