barxo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-xaday, -xatay)Caano, barax ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barxo ↴
barxasho [m.f.dh]
eeg barxo. ld barxad¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg