Baryadilo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)

Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryadilo

baryaddilo | baryadilasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg