basarxumo
(m.dh)

Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld basarxumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basarxumo

basarxumaan [m.f.dh]
eeg basarxun. ld basarxumaansho, basarxumi, basarxumo.

basarxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg basarxumow. ld basarxumaan.

basarxumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg