Baso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako. 2. Bidaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baso

bambasoobid | bambasow | basoole | basowti | basowtinnimo | dabasoco | dabasocod | dabasocosho | dambaabaso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg