basrid
(m.f.dh)

eeg basar². ld basar¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basrid

basar [m.l]
1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg