Baxar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bad. 2. Dhibaato weyn. 3. Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxar

baahirsaaf | baxarsaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg