baxsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld bixi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxsii

baxsiin [m.dh]
ld bixin.

baxsiis [m.l] (-yo, m.dh)
1. Ceel cusub oo markaas la qoday. 2. Biyaha ceel cusub oo markaas la qoday. 3. Wax kasta oo wax kale laga soo dhex saaro. 4. ld bixin.

bixin [m.f.dh]
eeg bixi. ld baxsiin, baxsiis (4), bixis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg