Bayl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan. 2. B. ah: biyo aad loo karkariyay. 3. B. ah: midab aad u cad.
Bayl
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ylay, -yshay)Biyo aad u karkarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayl ↴
afdabayl | baybayle | baylah | baylahayn | baylehee | bayli | baylid | baylihi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg