Baylah
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Meel cidla ah oo cabsi leh. 2. B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baylah ↴
baylahayn | baylihi | baylihin | baylohow | beytimmaal | beytimmaali | cidlee | dago | dayactir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg