Beytimmaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.

Beytimmaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beytimmaal

baytimmaal | baytimmaal | baytimmaali | baytimmaalid | baytimmaalin | baytimmaalis | beytimmaali | beytimmaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg