baytin
(m.f.dh)eeg bayti. ld baytis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baytin ↴
basle [m.l]
1. Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan. 2. Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan. 3. ld basleyn.
baytis [m.l]
ld baytin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg