beec
(m.l)

ld biic (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beec

saami [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari. 3. Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi¹

ahmin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Ariga intiisa shilis oo la suuq geyn karo. 2. Orgida iyo wananka dhufaanan ee beeca ama hilib loogu talagalay. ld ahmi.

baari [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid. 3. Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.

beeci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld biici.

beecin [m.dh]
ld biicin.

beecis [m.l]
ld biicin.

beecmushtar [m.l]
1. ld biicmushtari. 2. ld biicmushtarid.

beecmushtar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld biicmushtar².

beecmushtari [m.l]
ld biicmushtari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg