Beego

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beego

beegasho | suus | xur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg