Suus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.

Suus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Bololid iyo jajabid ilko ama lafo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suus

jaasuus | jaasuus | jaasuusid | jaasuusnimo | taallaxusuuseed | taarsuus | afdheere | bax | beeg | bulumbulyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg